Baashe Delta’s Hanaan Lyrics
Hanaan taan ka heleen u haraaday Haybad iyo quruxdeedu ii hilaacday Qalbigay hadhsatoo u hanqaarmay Waa hubaaloo hadal keeda u riyaaqay Hanaan taan ka heleen u haraaday Haybad iyo quruxdeedu ii hilaacday Qalbigay hadhsatoo u hanqaarmay Waa hubaaloo hadal keeda u riyaaqay Hubqaad keeda u bogoo hiloobay Hufan weeyi hideheena u hanuunsan Waa haldhaaye yaa […]
The publish Baashe Delta’s Hanaan Lyrics appeared first on TVW.net.